Puntland oo dadkeeda ka mamnuucday nooc ka mid ah dharka la xirto (Sababta)

Taliyaha guud ee ciidamada booliska Puntland Jen. Muxidiin Axmed Muuse ayaa soo saaray amar cusub oo laga hirgelinayo guud ahaan deegaanada maamulka, kaasoo qeyb ka ah ka hortaga iyo la dagaalanka Coronavirus. Jen. Muxidiin Axmed Muuse ayaa amar ku bixiyey in wixii maanta ka dambeeya degaanada maamulka Puntland aan loo iib geyn karin dharka nuuca … Continue reading Puntland oo dadkeeda ka mamnuucday nooc ka mid ah dharka la xirto (Sababta)